Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda Istaatistikada Qaranka oo Muqdisho ka daahfurtay daabacadda koowaad ee warbixinta istaraatiijiyada socdaalka 2024.
Shirkan oo lagusoo bandhigay macluumaad ku saabsan marxadaha laga soo maray diyaarinta warbixintan waxaa ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan wasaaradaha dowlada, hay,adda socdaalka aduunka , Xubno ka socday IGADiyo masuulin kale.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Diriye Ali