Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka ee SoDMA ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir wadatashiga ah oo looga hadlayay
hagidda iyo iskuduwidda ka jawabista xaaladaha degdegga ah ee Bini’aadanimada .
Waxana shirka ka qeeybgalay wasaradaha XFS Sida wasarada gargaarka,beeraha iyo waraabka ,Xanaanadda Xoolaha iyo Qoyska waxana sido kole shirka qeeb ka aha Wasaaradda gargaarka dowlad goboleedka dalka iyo Hay’adda Somalia ka tageera arrimaha gargaarka .
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf