Kulan looga hadlayay Horumarinta dakhliga gudaha oo lagu qabtay Jowhar.

0
26

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa waxa ay magaalada Jowhar ku qabatay kulan looga hadlayay Horumarinta Dakhliga gudaha.

Hamdi Dirie ayaa faah faahinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here