Dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Dhuusamareeb oo maraya heer gabagabo ah.

0
143

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer) Dhismaha garoonka diyaaradaha magaalada dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa waxa ow marayaa heer gabangabo ah wajiga koobaad oo lagu dhisayay wadada ay diyaaraduhu ku ordaan taas oo dhan hal kiilo mitir iyo bar waxaa ay hada maraysaa saarista daamurka looyaqaan laamiga.

waxaana inoo soo jeedinaya:Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here