Kulan looga hadlayay amniga iyo garsoorka oo lagu qabtay Gaalkacyo

0
63

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulankaan qado sharafta ah oo ay ka qeyb galeen Gudoomiyaha Maxkamada Gobalka Mudug ,Saraakiisha Ciidamada Booliiska, kuwa Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Qeybtooda Galmudug ayaa looga hadlay arimaha Amniga iyo Garsoorka.

Liibaan Mohamed Abdi ayaa soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here