Tababbar ku saabsan xalinta khilaafaadka oo lagu qabtay degmada Mahadaay.

0
29

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo dowladaha hoose ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa shacabka degmada Mahadaay u qabtay tababar ku saabsan xalinta khilaafaadka.
Gudoomiyaha degmada Mahadaay Mudane Salaad Wiish iyo suldaan abdisalan suldaan Mohamod ayaa ugu horayn ka hadlay munaasibada daahfurka tababarkan.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here