Ololaha ka hortagga Tacaddiyada haweenka oo laga daah-furay Garowe.

0
50

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munaasabad lagu daah furayay 16-ka maalmood ee ka hortagga tacaddiyada loo gaysto haweenka oo sanad kasta laga sameeyo aduunyada ayaa laga daah-furay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.

Munaasabaddan waxaa ka qayb-galay madaxwayne ku xigeenka Puntland iyo golaha wasiiradda.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdidaahir Garaad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here