Shir looga hadlayey kobcinta dakhliga gudaha dalka oo ka furmay Muqdisho .

0
35

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Shir looga hadlayo kobcinta dakhliga gudaha oo ka furmay Muqdisho
Wasaradda Maaliyadda XFS ayaa magaalada Muqdisho ee Casimada dalka ka furay shir looga hadlayo gaaritaanka heshiis bulsho oo ku dhisan kobcinta dakhliga gudaha dalka waxana shirka goob jooga maha masuuliin ka tirsan golaha wasiiradda XFS, madax ka socday banking addunka iyo xubno ka socday bulshada rayadka ah .

Wasiirka wasaradda maliyadda XFS
Mudane Biixi Iman Cige oo shirka si rasmi ah u dahfuray ayaa sheegey in loo bahanyaha in si wada jir ah loo dhiso dakhliga dalka .

 

Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here