Bulshada Xaafada Waxaracade Dhuusamareeb oo Amaro lagu soo rogay.

0
58
Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka Xaafadda waxracade  ee  Dhusamareeb ayaa maalmahaan waday olole wado Furisa iyo dib udayactir lagu sameydoono wadooyinka Muhiimka ee xaafadaas ayaa amaro dul dhigay bulshada Xaafadaas.
Gudoomiyaha Xaafada Waxaracadde mudane mohamed Nuur iyo Taliye ku xigeenka booliska Dhuusamareeb L/X Ahmed Caabi ayaa sheegay in wixii xiligaan ka danbeeya in tilaabo laga qaadayo dadka dhagaxaanta dhiga hareeraha wadooyinka sidookalana la dumanayo dhismayaasha wadooyinka soo gala.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here