Shir nabadeed oo laga dahfuray degmada Luuq ee gobalka Gedo

0
68

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka Gobolka Gedo iyo kan Degmada Luuq oo kaashanaya odayaasha beelaha soomaliyed ee degan degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa heshiis kala dhax dhigay beelaha walala ah ee diriir ku dhaxmartay halkas.

Waxana shirka goob joog aha mamulada gobalka Gedo ,kan degmada Luuq, odayaasha dhaqanka lamada dhinac,dhalinyarada haweenka iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here