Wafdi ka socday dowada soomaaliya iyo Jarmalka oo kormeeray mashaariic laga hirgaliyay Gaalkacyo.

0
60

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-wasiiru dowlaha wasaaradda qorsheynta Xfs iyo wafdi ka socday dowlada jarmalka ayaa kormeeray qeybo ka mida adeegyada bixiy arimaha bulshada ee maagaalada Galkacyo sida Isbitalka guud ee Galkacyo iyo xarunta farsamada gacant ee degmadaaas.
ugu horeyn wasiiru dowlaha wasaaradda qorsheynta soomaaliya mudane Ahmed Sheekh Mohamed iyo wasiirka qorsheynta Galmudug Ahmed Ali Mohamed ayaa warbixin ka bixiyay u jeedka kormeerka.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here