Dhismaha 11 dugsi oo laga dhagax dhigay Gobolka Saaxil

0
62

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska maamulka Somaliland Mustafo Cumar Faarax ayaa dhagax dhigay dhismayaal laga fulinaayo 11 dugsi islamarkaana laga dhisaayo gobolka Saaxil.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa ka qayb galay duqa degmada Berbera Gudoomiyaha gobalka saaxil iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa soo jeedinesa Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here