Xuska Maalinta caalamiga ee Naafada ah oo lagu qabtay cadaado.

0
43

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Gudoomiye ku xigeenka Maamulka degmada Cadaado Cabdixakin Maxamed Cali (Shilin) iyo qaar ka mida agaasimayaasha dowlada hoose iyo xubno kamida golaha deegaanka ayaa ka qeyb galay xuska maalinta caalamiga ee Dadka Naafada ah oo maanta lagu qabtay Magaalada Cadaado.

Gudoomiye ku xigeenka ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay garab taagan yihiin dadka naafada ah gaar ahaana baahiyaha gaar ah ay qaban laga war qabayo.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here