Shir nabadeed oo ka furmay degmada Caabudwaaq .

0
46

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha federalka iyo dib u heshiisiinta dowladda Galmudug Mudane: Cabdi maxamed Jaamac (Cabdi waayeel) ayaa Degmada Caabudwaaq kafuray shirka Nabad dhiska loo dhanyahay ee Bulshada kaas oo Hor dhac u ah Shirwaynaha Nabada ee bulshada Caabudwak Iyo Xeraale.

Kulankaan oo diirada lagu saarayo in Nabada waarta loo helo colaadaha ka jira inta u dhaxaysa Degmooyinka Xeraale iyo Cabudwaaq ayaa waxaa ka qaybgalay Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Degmada iyo Bulshada Qaybaheeda kala duwan sida Odayaasha dhaqanka, Haweenka, Dhalinyarada iyo Culumada.

Faafaahinta Warkan waxaa la diyaara wariyaheena:Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here