kulan looga hadlayey baahinta miisaaniyadda Bulshada oo lagu qabtay Muqdisho

0
41

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddiyada Maaliyadda iyo horumarinta adeegga bulshada ee golaha shacabka ayaa Muqdisho ku qabtay kulan aqoon isweydaarsi ah oo ku saabsana baahinta falanqeynta miisaaniyadda ee qeybta Bulshada.
Waxana kulanka goob joog aha qaar ka mid xubnaha gudiga maaliyada ,wasiiro ,xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somali.

Gudoomiyaha gudiga Maaliyadda iyo qorsheyda golaha shacabka
Xildhibaan Mohammed farax Nuux ayaa sheegey muhiimmadda ay leedayahay baahinta falanqeynta miisaaniyadda Bulshada .

Faafaahinta Warkan waxaa la diyaara wariyaheena:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here