Wasiirka wasaaradda Dastuurka Maamul goboleedka Galmudug ayaa magaalada Guriceel ee gobolka Galguduud waxaa uu ka furay wada tashi looga hadlayay dhamaystirka Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Ururrada bulshada rayidka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Guriceel ayaa ka qayb-galay kulankan.
Warkan waxaa soo jeedinaya-Abdidaahir Garaad Ali