Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka wasaadda waxbarashada dowlad goboleedka Koonfur galbeed mudane Ibraahim Aadan Ali Najax ayaa magaalada Baraawe kulan kula qaatay bahda waxbarashada ee degmadaas waxaana kulanka diirada lagu saaray hormarada dhanka waxbarashada ee Baraawe iyo caqabadaha ka jira.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Ahmed Mohamed Jamac