Xarun Caafimaad oo lagu sookordhiyay isbadalka magaalada Gaalkacyo oo xariga laga jaray

0
49

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Duqa dagmada Galkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan iyo Masuuliyiin ka tirasan Galmudug ayaa maanta si wadajir ah xariga uga jaray xarun loogu talagalay in lagu ilaaliyo Caafimaadka ilmaha aan bila dhameysan ee dhiciska ku dhasha taas oo ay hirgalinteeda iska kaashadeen Maamulka Dagmada Galkacyo Hay’adda IMC iyo Wasaarada Caafimaadka Dowladda Galmudug.

Xarig jarka xarunta ayaaa waxaa ugu horayn kahadlay axmed macalin maxamuud oo ku hadlayay afka Hay’ada IMC oo fulisay mashruucaan lagu ilaalinayo ilmaha aan bilo dhamaysan.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here