kulan looga hadlayey hormarinta dhaqaalaha oo lagu qabtay degmada Balcad .

0
52

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Maaliyadda iyo hormarinta dhaqaalaha dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa degmada Balcad ee gobalka Shabbeelaha dhexe ku qabatay kulan oo laga hadlayey dardar gelinta daqliga gudaha Dowladda Hirshabeelle .waxana kulanka ka soo qeebgalay maamulka degmada Balcad, ururadda dhalinyarada, haweenka iyo masuuliin ka socday wasaaradda Maaliyadda Hirshabeelle.

Wasiirka wasaradda Maaliyadda hormarinta dhaqaalaha dowlad goboleedyadda Hirshabeelle
Cabdirixiin Ciise Calasow Oo si rasmi ah u dahfuray kulanka ayaa sheegey u jeeda laga leeyaha kulanka .

 

Warkan waxaa soo jeedineysa: Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here