Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirro ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamarreeb waxa ay uga qeyb galay kulan looga hadlayay dhaqan-gelinta sharciga gudniinka gabdhaha.kulanka ayaa waxaa sooqaban qaaabisay hay.ada Ifraax foodheeshin taas oo uga gol.lahayd sidii loodhaqan galin lahaa sharciga gudniinka gabdhaha.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi