Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Mohamed Haashi Dhoore wasiirka wasaaradda Waxbarashada dowlad goboleedka Galmudug ayaa safar kormeera ku tagay degaanada Burujeed iyo Jaaw ee gobolka Galgaduud.
deganadaan ayaa waxaa ka furan goobo waxbarasho oo dadka deganadaas ayagu si iskutashiya u fureen.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor