Dood wadaag ku saabsan fahamsiinta bulshada sharciga FGMka oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
80

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulanka dood wadaagga ah oo kusaabsanaa fahamsiinta bulshada sharciga gudniinka FGMka ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareb,

Dood wadaaggan oo ay soo qabqabaabisay hay,adda Ifrah Foundation Waxaana ka soo qeybgalay maduulin ka tirsan maamulka Galmudug, xubno kasocda garsoorka,iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkan waxaa faah faahineysa:Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here