Kulan looga hadlayay Xuquuqda Aadanaha oo lagu qabtay Dhuusamareeb

0
54

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qabatay kulan looga hadlayay ilaalinta Xuquuqda Aadanaha.

Waxaana kasoo qeybgalay masuulin ka tirsan galmudug, ururada bulshada ,hay,adaha ka shaqeeya xuquuqda aadanaha iyo xubnokale.

Hamdi Dirie Ali ayaa faah faahinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here