Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Hirshabeelle ayaa maanta soo gabagabaysay kulan aqoon-isweydaarsi muhiim ah oo looga hadlayay saameynta ka dhalata isbeddelka cimilada, gaar ahaan deegaannada xeebaha.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo fahmi lahaa caqabadaha deegaanka ee ka dhasha isbeddelka cimilada iyo xal u helista dhibaatooyinka saameeya dadka ku nool xeebaha.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor