Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Qiimaha Yaanyada suuqyada magaalada Baladweyne ee Xarunta gobalka Hiiran ayaa laga dareemaya hoose u dhac kadib markii yaanyo badan la keenay suuqyada qudaarta Baladweyne.
Qaar ka mid ah Ganacsada Qudaarta iibiya ayaa ka warbixiya isbedalka ku yimid qiimaha la iibiyo qudaarta.
Warkan Sacdio Abdulkadir Yusuf ayaa faah faahinaysa.