Kulan looga hadlayey Hormarinta Caafimaadka Oo Muqdisho ka furmey.

0
44

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-InKulankan oo ahaa mid looga Arinsanaya Siyaasada Xaqiijinta Shaqalaha Wasaraadda Caafimaadka XFS ayaa lagu qabtey Magaalada Muqdisho, waxaa ka soo qeyb galey Wasiir Dowlaha Wasaarada Caafimaadka, Xildhibaano, qaar ka mid ah madax ka socotey Wasaarada Caafimaadka Maamul Goboleedyada dalka, Agaasimiyaal iyo qeybaha kala duwan ee Shaqaalaha Caafimaadka.

Agaasimaha Waaxda hormarinta shaqaalaha iyo Tababarada Wasaarada Caafimaadka XFS Maxamed Hussen ayaa ka hadley ujeedka kulanka.

Warkan waxaa faah faahinaysa: Sacdio Abdulakdir Yusuf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here