Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar raashin ah u dirtay degaannada maamulka KMG ah SSC Khaatumo.

0
69

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay.ada maaraynta musiibooyinka qaranka Soomaaliyeed sodma ayaa waxa ay deeq gargaar ah ka dirtay magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka deeqa ayaa waxa ay kamid tahy deeqaha dalka shiinaha ugu deeqay shacabka Soomaaliyeed kuwaas oo ay Hay.adu gaarsiin doonto dadka tabaalaysan.

deeqdaan gargaar ah ayaa waxaa Hay.ada udirtay deegaanada maamulka kumeel gaarka ah ee ssc qaatumo taas oo loogu talagalay dadka danyarta ee kunool deegaanadaas.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here