Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munaasabad lagu sagootinayo 25 Injineer oo qiimayn ku samayn doona burburka waddooyinka isku xira gobollada dalka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya.
Injineerradan ayaa waxaa loo qorsheeyay inay ka howl-galaan maamul goboleedyada guud ahaan maamul goboleedyada dalka si’ay u qiimeeyaan burburka soo gaaray waddooyinka dalka tan iyo dowladdii dhexe ee Soomaaliya.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdidaahir Garaad Ali