Odoyaasha dhaqanka Gobolka Mudug oo laga codsaday inay nabadda dardargeliyaan

0
50

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo Galmudug Cabdiraxmaan Sheikh Xasan oo magaaladaas uga qayb-galay shir looga hadlayay nabadda gobolka mudug ayaa waxaa uu dardaaran la wadaagay odoyaasha dhaqanka gobolka.
Shirkan oo ay ka qaybgalayeen bulshada degmada Gaalkacyo ee Puntland iyo Galmudug ayaa diiradda lagu saarayaa dardargelinta howlaha nabad dhiska iyo xallinta dagaal beleedyo kusoo laalaabtay deegaanno ka tirsan gobolka.

waxaana inoo soo jeedinaya Wariyaheena: Abdidaahir Garaad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here