Masuulin ka tirsan Galmudug oo kormeeray Dekeda Hobyo.

0
75

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiiro Katirsan Dawladda Galmudug Ayaa soogaray Dagmada Hobyo ee Gobolka Mudug
Wasiradan ayaa waxaa kamid ahaa Wasiirka.Dakadaha iyo Gaadiidka galmudug Abdallah Kulmiye iyo wasiirka tamarta iyo Macdanta Galmudug abdulqaadir shire warsame,
Waxaana ujeedka safakoodu ahaa in ay kormeeraan dhismaha dekada Hobyo.

 

waxaana inoo soo jeedineysa:Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here