Kulan Looga hadlayay Hormarinta Bulshada Oo lagu qabtay Degmada Xudur.

0
55

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka magaalada Xudur ayaa ka qeyb galey kulan diirada lagu saarey muhiimada ay leedahay dib-u-heshiisiinta iyo ka qeybqaadashada hormarka iyo Nabada.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa qeybaha kala duwan ee Bulshada , Gudoomiyaasha Xaafadaha iyo Tuulooyinka u dhow degmada Xudur, Odayaasha Dhaqanka Degmadaasi.

waxaa warkaan  soo jeedinaysa: Sacdia Abdulqaadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here