Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabddan oo lagu soo dhowaynayay hay’adda Alxayaad oo ka howl-billaabi doonta magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud, taas oo ka shaqaysa arrimaha samafalka iyo waxbarashada ayaa lagu qabtay magaaladaas,
Masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug, kan degmada Cadaado iyo qaybaha bulshada ayaa ka qayb-ga;ay munaasbaddan.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama