Mashaaric Horumarineed oo laga fuliyay degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug.

0
26

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Degmada Xarardheere ayaa kulan laqaatay bulshada degmadaas waxaana kulanka looga hadlay ilaalinta mashaariicda horumarineed ee laga hirgeliyay degmada, gaar ahaan layrarka cadceedda ku shaqeeya.
Maamulka ayaa xusay in mashruucani uu muhiim u yahay badbaadada iyo iftiiminta degmada, taas oo kor u qaadaysa ammaanka iyo horumarka deegaanka.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here