Isbitaalka Bandiiradley oo lagu soo kordhiyay qeybta qalliinka bukaanada.

0
49

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Isbitaalka degmada Bandiiradley ayaa lagu soo kordhiyay qeybta qalliinka, taas oo dabooli doonta baahida wayn ee ay qabeen dadka magaalada iyo deegaannada ku xeeran.
Munaasabadda xarig jarka waxaa ka qeyb galay Wasiir dowlaha caafimaadka Galmudug, Mudane Daahir Farah Fiidow, iyo Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here