Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa si weyn loogu baaqayaa iney kor u qaaddo taageerada ay siiso dhalinyarada hibada leh ee ka soo baxaya deegaannada kala duwan ee maamulkaas. Dhalinyaradu waa laf-dhabarta mustaqbalka, waxaana muhiim ah in la siiyo fursado ay ku horumariyaan xirfadahooda iyo kartidooda gaarka ah.
Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jaamac