Maamulka Dhuusamareeb oo loogu baaqay iney bulshada u sameeyaan darisayn.

0
42

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Qaar ka mid ah aqoonyahanada  Magaalada Dhuusamareeb ayaa ugu baaqay maamulka magaalada inay bulshada Caasimada  u sameeyaan darisayn iyo xiriir dhow. Aqoonyahanadani waxay ku tilmaameen darisaynta inay tahay arrin muhiim ah oo kor u qaadi karta nabadgelyada, horumarinta adeegyada bulshada, iyo xoojinta wada shaqeynta bulshada iyo maamulka.

Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jaamac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here