Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Wasaarada arimaha gudaha iyo dowladaha hoose Hirshabelle ayaa sheegtay inay degmada Maxaas kahirgalinayso dhismaha golaha deegaanka si dadka loogu dhaweeyo xukunka si dad ay soodoorteen uxukumaan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Liibaan Maxamed Cabdi.