Wasaaradaha Shaqada iyo arrimaha bulshada maamul-goboleedyada & DFS, oo Baydhabo shir loogu soo xiray.

0
48

Wasiirka Wasaaradd Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa magaalada Baydhabo kusoo xiray shirka wadatashiga Wasaaradaha Shaqada ee dowlad-goboleedyada dalka iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee DFS.

Shirkan, oo ku saabsan mashaariicda daryeelka bulshada Shirka ayaa u jeedadiisu ahay sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta Wasaaradaha Shaqada, dejinta qorshe-howleedka sanadka 2025, dardargelinta adeegyada bulshada, sida mashaariicda daryeelka arrimaha bulshada, iyo taaba-gelinta hannaanka casriyeynta dowladnimada, iyadoo la waafajinayo qorshaha isbeddelka Qaranka.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here