Caruur agoon ah oo deeq waxbarasho ka helay Iskuulka Maan Bile Baladweyne

0
23

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Dugsiga Maan-Bile oo ku yaalo xaafada Howl wadaaga laanta Suuq Sare ee Magaalada Baladweyne ayaa deeq Waxbarasho bilaash ah siiyay caruur isugu jirta agoon iyo danyar.

Ardaydaan ayaa waxaa la baraa Waxbarashada aas aasiga Sida Akhrinta iyo qoraalka Afka-Soomaaliga , Xisaabaadka iyo Culuumta kale ee Sayniska.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here