Iyadoo qaar ka mid ah bulshada ay la kulman takoor bulsho ayaa Dayib Guumbe Cali iyo Diib shiiq Mohammed oo ka mid ah ururadda u dooda Xuquuqda aadanaha ayaa
Bulshada Galmudug ugu baaqay joojinta takoorka bulshada dhexdooda ah si looga dheerado
Dhibaatooyin bulshada qaar soo gaara ,bulshada qaar ayaa ka kulma takoor bulsho sida faquuqa iyado looga sameeyo goobaha kala duwan ee bulshadu ku kulanto.
Warkan waxaa soo jeedinays: Sacdio Abdulkadir Yusuf