Haweenka Degmada Guriceel oo ku baaqay joojinta Colaadaha ka socda qeybo ka mid dalka .

0
40

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer):-Xili inta badan qaar ka mid ah gobolada dalka ay ka socday dagaalo Sokeeya ayaa Haweenka degmada Guriceel ee gobalka galgaduud
ayaa Baaq Nabadeed udiray dadka walalaha ah ee isku dagalaya gobalka dalka ,Sidi kole Madaxda dalka heer Federerka iyo heer dowlad goboleedyadda ayeey ugu baaqay inay gacan ka geestan jooninta Coladaha dalka jira xiligan la joogo.

 

Sadio Abdulkadir Yusuf ayaa soo jeedinaysa Warkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here