Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay kibiirista kursiga Golaha Ammaanka.

0
38

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si weyn uga hadlay guusha Soomaaliya ee ku aaddan in ay noqoto xubinta ku guuleysatay kursiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey.

Guushan ayaa ah mid muhiim ah, iyadoo ay Soomaaliya heshay taageero badan oo caalami ah si ay u hesho xubinnimo ka mid ah Golaha Ammaanka.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey waa mid ka mid ah hay’adaha ugu muhiimsan ee Qaramada Midoobey, waxaana loogu talagalay inuu ka shaqeeyo ilaalinta nabadgelyada iyo xasilloonida caalamiga ah.

Dhageyso Codka Wasiir Fiqi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here