Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Kulan looga hadlayey dahfurka Mashruuca daweynta xoolaha ayaa lagu qabtay magalada Baydhabo ee xarunta gobalka bay .
Kulanka ayaa waxa goob joog aha qaar ka mid ah golaha wasiiradda koofur galbeed Somali, Xoola dhaqato, masuuliin kasocda hay’adda Save children iyo qaar ka mid ah bulshada magalada Baydhabo .
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Koonfur Galbeed Somali
Sandheere Mohammed ayaa sheegey muhiimadda Mashruuca.
Sacdio Abdulkadir Yusuf ayaa soo jeedinaysa.