Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo xariga ka jaray dhismaha wasaaradda deegaanka Puntland.

0
48

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)- Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Ilyas cismaan Lugatoor, ayaa xariga ka jaray dib-u-habeyn lagu sameeyay dhismaha xarunta dhexe ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Puntland.

Munaasabada xarigjarka ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiirada deegaanka ganacsato iyo maamulka degmada Garowe.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here