Bulshada Deegaanka Dhardhaar ee Gobolka Mudug oo ka cabanaya biyo yari baahsan.

0
27

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo uu hoggaaminayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cadaaladda, Mudane Maxamuud Guure Guuleed, ayaa booqasho shaqo ku tagay deegaanka Dhardhaar ee gobolka Mudug.
Booqashadan ayaa lagu eegayay xaaladda nololeed ee dadka deegaanka iyo baahiyaha ay qabaan.
Odayaasha iyo waxgaradka deegaanka ayaa sharaxay dhibaatada biyo la’aanta, iyaga oo tilmaamay in ceelal badan ay dayactir u baahan yihiin

waxaana inoo soo jeedinaya:Abdullahi Abulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here