Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Masuuliyiin Ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha & Tacliinta Sare ee Galmudug ayaa booqday iskuulKa deegaanka Biyaguduud ee oo hoos taga degmada Ceelbuur ee gobalka galgaduud.
Bulshada deegaanka Biyaguduud aya codsaday in waxbarashada laga tageero madaba deegankas ay ku sugan caruur badan oo gaara heerka waxbarashada walina aan helin waxbarasho dhameystiran.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf