Hoos u dhac laga dareemayo qiimaha sharaabka suuqyada Baladwene.

0
42

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Suuqayada lagu iibiyo Cabitaanada ee magaalada Baladweyne ayaa laga dareemayaa hoos u dhac balaaran oo ku yimid qiimaha la iibiyo.

Kaartoonka Biya moyasaxada ayaa la iibin jiray 5.5 dollar hadana waxaa la iibiyaa 4.2 dollar darsanka Managada ayaa la iibin jiray 6 dollar hada waxaa la iibiyaa 4.4 Fantada ayaa la iibin jiray 10 dollar hadana waxaa la iibiyaa 8 dollar waxaana sababay dhaqaale la’aan soo foodsaartay bulshadii iibsan jiray Cabitaanadaan taasi oo keentay in ay ka door bidaan Biyaha ceelasha.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here