Deeq Lacag ah Oo Lagu Wareejiyey Gudiga Horumarinta Wadooyinka Xudur.

0
139

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Degmada Xudur Waxaa Mudooyinkii ugu dambeeyey ka socdey Olole Qaaraan Lacag loogu aruuurinaayey sidii dib u dhis lagu sameyn lahaa kaabayaasha dhaqaalaha oo ay ugu Horeeyaan Wadooyinka Buundooyinka iyo Goobaha danta Guud ee Bulshada loogu adeego kuwaas oo mudo dher ah Burbursan

Gudiga Horumarinta Degmada Xudur ayaa Shirkada Isgaarsiinta Somtel kala wareegey lacag $2,000 oo shirkada uga qeyb qaadanayso isxilqaaanka lagu dhisayo laamiga Magaalada Xudur si ay qeyb uga noqoto Dhismaha wadooyinka ee hada ka socda Xudur kaasoo dad badan ka qeyb qaadanaya.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here