Bulshada deegaanka Ceeldheere oo codsaday in laga tageero dhismaha Saldhiga dagaankaas.

0
47

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka iyo Shacabka magaalada Ceeldheere ee gobolka Galgaduud ayaa si iskutashi ah kuwada dhismaha Saldhigha Boolis iyagoo qorsheeynaya ineey hirgeliyaan xarumihii danta guud ee dhawr sano ka hor burburay.

Gudoomiyaha deegaanka Ceeldheere ee gobalka galgaduud iyo qaar ka mid ah bulshada deeganka ayaa si wada jir ah u codsaday in lagala qeeb qaato dhamestirka Saldhiga deegaanka Ceeldheere ee gobalka galgaduud.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here