Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasibadda xil-wareejinta oo lagu qabtay Saldhiga degmada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Gudoomiye ku xigeenka degmada Mudane Cabdixakiin Maxamed Cali(Shillin), Wasiir Ku-xigeenka Qorsheynta Maxamed Dhagacade, xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, Taliyaha Booliska Qeybta Gobolka Galgaduud, iyo qaar ka mid ah taliyeyaasha booliska degmooyinka Galmudug.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali